Madaxweyne Deni oo shaaciyay in aan lagala tashan Magacaabista Ra’isul Wasaaraha

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shaaca ka qaaday hadalo muujinayay in uu ka careesan yahay in Ra’isul wasaaraha Soomaaliya  loo magacaabay shaqsi aan deegaankiisa kasoo jeedin. Siciid Deni oo shalay kulan qado ah la qaatay Xildhibaano katirsan Puntland ayuu ku faanay in isagu sabab weyn u ahaa in Madaxweyne Xasan Sheekh doorashada … Continue reading Madaxweyne Deni oo shaaciyay in aan lagala tashan Magacaabista Ra’isul Wasaaraha